Saturday, July 24, 2021
Bogga Hore Wararka Manta Wasiirka Awqaafta & Arrimaha Diinta XF Oo La Kulmay Dhiggiisa Masar

Wasiirka Awqaafta & Arrimaha Diinta XF Oo La Kulmay Dhiggiisa Masar

56
Home  WARKA MAANTA  Wasiirka Awqaafta & Arrimaha Diinta XF oo la kulmay dhiggiisa Masar

Wasiirka Awqaafta & Arrimaha Diinta XF Oo La Kulmay Dhiggiisa Masar

48
0
    

Wasiirka Wasaaradda Awqaafta & Arrimaha Diinta (XFS) Mudane Cumar Cali Rooble oo ay wehliyaan Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Mudane Cumar Faaruuq Sh. Cabdicasiis Iyo Danjiraha Soomaaliya ee dalka Masar Amb. Ilyaas Sh. Cumar waxa ay la kulmeen Wasiirka Wasaaradda Awqaafta Dalka Masar Dr. Maxamed Mukhtar Jumcah.

Labada dhinac waxa ay kawada hadleen xoojinta xiriirka soo jireeynkaa ee u dhaxeeyo labada dal ee Soomaaliya iyo Masar.

Waasiirka ayaa uga mahadceliyey dowlda Masar sida ay Soomaaliya uga kaalmeyso tababarada Imaamyada & Khadiibyada.