Wasiirka Ciyaaraha iyo dhalinyaradda KGS oo Casho Sharaf u sameeyay Xulka Kubadda Cagta Dowlad Goboledak KGS

28

Casho sharaf ayaa habeenkii xalay  Hotel jazeera loogu sameeyay ciyaartoyda Koonfur Galbeed Soomaaliya.

casho sharaftaan ayaa Waxaa kasoo qeyb galay masuuliyiin heer maamul goboleed iyo heer federal kuwaas oo u mahadceliyay ciyaartoyda, macalinka kooxda iyo shacabka dadaalka isku duubnida leh ee ay semi final ka ugu soo gudbeen.

Waxaan masuuliyiinta ka qeyb gashay casho shaaraftaasi ka mid ahaa wasiirka ciyaaraha iyo dhalinyaradda KGS Mudane HonIbrahim Adan Ali Najah oo ciyaartoyda ku dhiiri geliyay inay maalinta isniinta 28ka bisha December nasiino iyo fasax ilaa sanadka Dec 2021 udiraan kooxda kubada cagta gobolka banadir hadii alle idmo.

sidoo kale xiidaga geesiyaasha ee koonfur galbed ayaa waxa wajiyadooda ka muuqanayay  farxad iyo reenreen ay u qaban in ay guul soo hooydoonan madaama ay isku kalsoonyihiin

sanadkan ayaa waxa ay ka duwan tahay sanadihii hore madaama xulka kubadda `Cagta KGS uu soo gaaray meel aad u sareyso rajo weyna loogu qabo in uu ku guuleysto Koobka

2020@ Koobka Waa Koonfurgalbeed insha allah.