Wasiirka dhalinyarada iyo Ciyaaraha  KGS oo Hambalyo u diray xoghayaha Joogtada ah ee Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha

70

Wasiirka dhalinyarada iyo Ciyaaraha ee dowlada Koonfurgalbeed Ibrahim Adan Najah ayaa hamabalyo u diray  Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo  Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Maxamed Xuseen Rooble uu  Maanta u magacaabay in uu noqdo xoghayaha Joogtada ah ee Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya.

Wasiirka dhalinyarada iyo Ciyaaraha ee dowlada Koonfurgalbeed Ibrahim Adan Najah ayaa yrir” Hambalyo Maxamed Ibraahim Nuur oo  Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble maanta u magacaabay  in uu noqdo xoghayaha Joogtada ah ee Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya”.

Wareegto kasoo baxday Xafiiska Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa waxaa xilka Xoghayaha Xafiiskiisa u magacaabay inuu nqodo Maxamed Ibraahim Nuur, isla markaana waxaa uu bedelayaa Cabdirisaaq Caato.

Xoghayaha Joogtada Cusub ee Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Maxamed Ibraahim ayaa La-aliye u ahaa Madaxweynaha dowlad Goboleedka Koofur Galbeed Soomaaliyeed Cabdicaiis Xasan Maxamed Lafta-gareen.