wasiirka dhalinyarada iyo ciyaaraha KGS oo ka qeybgaley xaflad si rasmi ah loogu  furayey Tartanka kubada cagta dowlad goboleedyada iyo gobolka Banaadir,

42

Wasiirka dhalinyarada iyo ciyaaraha Dowlada Federalka Soomaaliya iyo wasiirka dhalinyarada iyo ciyaaraha KGS  ayaa ka qeybgaley xaflad si rasmi ah loogu  furayey Tartanka kubada cagta dowlad goboleedyada iyo gobolka Banaadir,

Munaasabadaani ayaa waxa ka qeyb galay masuuliyinta bahada ciyaaraha soomaaliyeed  maamulka gobolka banaadir iyo marti sharaf kale oo lagu casuumay munaasabadda

Xafladaani ayaa  si rasmi ah loogu  furayey Tartanka kubada cagta dowlad goboleedyada iyo gobolka Banaadir,

waxana masuuliyiinta kale ee ka qeyb galay xafladaani ayaa waxaa ka mid ahaa Wasiirka dhalinyarada iyo ciyaaraha Dowlada Federalka Soomaaliya iyo wasiirka dhalinyarada iyo ciyaaraha KGS

sdioo kale  wasiirka dhalinyarada iyo ciyaaraha koonfur galbeed soomaaliya Mudane Ibrahim Adan Ali Najah ayaa waxa uu sheegay in xulka kubadda Cagta Maamulak KGS ay ka soo hoydoonan guulo wax ku ool ah waxana uu yiri “Waxaan xalay ka qeybgalay munaasabad lagu daah-furayay tartanka kubadda cagta ee maamul goboleedyada iyo Gobolka Banaadir”.

Dhinaca kale wasiirka dhalinyarada iyo ciyaaraha koonfur galbeed soomaaliya Mudane Ibrahim Adan Ali Najah  ayaa waxaa uu rajo weyn ka muujiyay in nciyaartooyda KGS ay guulo ka soo hoyn karaan waxana uu yiri” raja weyn ka qabaa in xulka kubbadda cagta ee Koonfurgalbeed ay guul ka keeni doonaan tartanka.”

Tartanka kubada cagta dowlad goboleedyada iyo gobolka Banaadir,ayaa ah tartan u dhaxeeyo kooxaha maamul goboledyadda dalka iyo gobolka banaadir kaasi oo ay soo qabanqaabisay wasaaradda dhlinyradaiyo ciyaaraha dowlada federalka soomalaiay iyo xirirka kubadda Cagta soomaaliyeed .