Wasiirka dhalinyaradda iyo Ciyaarah KGS  Ibrahim Adan Ali Najah oo  guul u rajeeyay Ciyaartooyada libaaxyadda KGS .

63

Wasiirka Ciyaaraha iyo dhalinyaradda dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ~Soomaaliya mudane Hon Ibrahim Adan Ali Najah ayaa guul u rajeeyay xulka kubadda Cagta dowlad goboledka koonfur Galbeed soomaaliya Kulanka Maanta ay la Ciyaari doonan dhigooda Gobolka Banaadir .

Wasiir Ibrahim Adan Ali Najah ayaa waxaa uu sheegay in ay udiyaar garoobeen ciyaartoyda KGS iyo Jamaahiirtooda Astaantana  galabtana ay tahay  calankeenna.

Sidoo kale mudane Hon Ibrahim Adan Ali Najah ayaa waxa ugu baaqay  Taageerayaasha KGS in ay diyaar garoobaan galabta garoonkana ay soo camiraan .

Wasiir Najah ayaa yiri “ Aniga waa ikan, astaanteena waa calankeena,Koonfurgalbeed Kaalinteena waa KOOW insha allah.

Galabt ayaa la filayaa in Ciyaar aad u xiiso iyo xamaasad wadata ay dhex marto labadda Koox ee Koonfur Galbeed vs Banaadir.

Waana Ciyaarta Semi Final-ka Tartanka Maamul Goboleedyada Iyo Gobolka Banaadir 2020.

2020@Koobka waa Koonfurgalbeed insha allah.