Gudoomiyaha Baarlamanka Galmudug Dr Maxamed Nuur Gacal iyo Gudoomiye kuxigenka 1baad ee Baarlamanka galmudug ayaa kulan laqadatay Wasiirka Gaashaandhigga Xukkumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Xaaji’ Guddoomoyaha Maxkamadda sare ee Ciidamada Qalabka sida Col. Maxamuud Axmed Xasan iyo Guddoomiyaha Maxkamadda Darajada Koowaad ee CQS Col. Xasan Calinuur