SAWIRO:-Wasiirka Mayaaliyada KGS oo la kulamay wasiirka Ganacsiga

22

Wasiirka Wasaaradda Maaliyada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Axmed Maxamed Xuseen ayaa Maanta kulan laqatay wasiirka Ganacsiga

Kulan ayaa looga Hadlayey Dardargelinta Howlaha Dhaqaalaha Deeganada Koonfur Galbeed

Labada masuul ayaa kawada hadlay xaaladaha guud ee waaaradaha iyo sidii loo abuuri lahaa fursado badan

SAWIRADA KULANKA