Wasiirka oo sheegtay in laga Maarmo Gargaarka Bani’aadanimo ee dibada kaga yimaada somalia

28

Wasiirka gargaarka iyo maareynta musiibooyinka Khadiijo Maxamed Diiriye ayaa kahadashay taagayarada gargaar ee beesha caalamka ay siiso Somalia

Wasiirkad khadiijo ayaa sheegtay in somalia ay kamaaranto gargaarka beesha caalamka marka loo eego fursadaha dadka somalia ay uhaystaan in dhexdooda ay iscaawiyaan islamarkaana ay tala saartaan ilaahey

Khadiijo maxamed diiriye ayaa xusatay in inta dalka uu madaxweyne kayahay madaxweyne maxamed cabdullaahi farmaajo somalia ay kamaaranto beesha caalamka

Wasiirka gargaarka Khadiijo Maxamed Diiriya ayaa dhawaan la wareegta xilka wasiirnimo ee wasaaradda gargaarka kadib markii Raysal wasaaraha Somalia uu umaga caabay in ay qabato xilkaasi kadib in muda ah oo ay maamulaysay wasaarada dhalinyarada iyo Isbortiga