Wasiirka Warfaafinta Koonfur Galbeed Oo Magacaabay Agaasimaha Fanka Iyo Suugaanta.

78

 

Wareegto ka soo baxday xafiiska Wasiirka Warfaafinta Iyo Wacyigelinta Bulshada Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Ilyaas Saciid Cali (Qalinle) ayaa wareegto uu soo saaray xilka Agaasime Waaxeedka Fanka Iyo Suugaanta KGS u Magacaabay Ibraahim Xuseen Maxamed (Dulmidiid).

Halka Hoose Ka Akhriso Wareegtada Lagu Magacaabay Agaasimaha Fanka Iyo Suugaanta.