Wasiirka wasaarada garsoorka & cadaalada KGS oo Kormeeray Maxkamadda Deg.Xudur+SAWIRO

24

Wasiirka wasaarada garsoorka iyo cadaalada Dowlad Goboledka Koonfur Galbeed Soomaaliya  oo ay wehliyaan wasiirada xanaada xoolaha iyo maareynta masiibooyinka ayaa kormeerey xarunta maxkamada gobolka ee degmada xudur

Waxa halkaasi ku soo dhaweeyay masuuliyiinta maxkamdda  gobolka  Bakool ,

Wasiirka wasaarada garsoorka iyo cadaalada DGKGS ayaa waxa uu mahadceliyay  garsoorayaasha  maxkmadda  sida ay mar walba ugu taaganyihiin arrimaha Garsoorka Bulshada

Dhinaca kale Gudoomiyaha maxkamada gobolka ee degmada xudur ayaa wasiirka iyo wafdigiisa uga warbixiyay howlaha ay qabtaan

Koormeerka manata ee Wasiirka wasaarada garsoorka iyo cadaalada Dowlad Goboledka Koonfur Galbeed Soomaaliya   ayaa waxa uu ahaa mid uu ugu koorgalayay arrimaha garsoorka iyo Caadalada. Waxana uu ku soo idlaaday jwi degan .