Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Garsoorka oo la Kulmay Wafdiga hay’adda FCA.

31

Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Garsoorka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya  Mudane Maxamed Xuseen Xasan ayaa maanta xafiiskiisa Wasaaradda ku qaabilay wafdi ka socda hay’adda FCA waxaana Ayna ka wada hadleyn wada shaqeynta Wasaaradda iyo Hay’adda.

Wada hadalka kadib ayaa hay’adda ay soo jeediyeen shaqada ee ka wado  Xabsiga dhexe baydhabo ay dardar geliyaan. Iyo suurta galnimada in sanadka soo socdo wax laga badalo qorshayaashi hore hey’ada ugu shaqeeneyse xabsiyada iyo mashaariicda ee waday.

Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Garsoorka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya  Mudane Maxamed Xuseen Xasan ayaa aad uga mahad celiyay Hay’dda FCA caawimaad aay iyo kaalmada ay shacabka iyo dowlada Koonfur Galbeed Soomalaiaya ay marwalab ay siiso .

Kulanka ayaa is afgarad iyo bogaadin uu ku soo idlaaday, shirka ayaa Wasiirka Wasaaradda Maxamed Xuseen Xasan uga mahadceliyey booqashada iyo wadashaqeeynta ay la lee yihiin Wasaaradda.