Wasiirka wasaaradda Gaashaandhigga XFS oo la Kulmay Wafdigaka socda Itoobiya

28

Wasiirka wasaaradda Gaashaandhigga Xukumadda Federalka Soomaaliya Xasan Xuseen Xaaji oo uu wehliyo Taliye Xigeenka Ciidanka XDS Jeneraal Cabaas Amiin ayaa waxay kulan la qaateen Danjiraha Dowladda Itoobiya u jooga Soomaaliya Amb.Jamaalu-diin ,

kulanka  mas’uuliyiinta  ayaa  ahaa mid isbarasho ah waxaana  sidoo kale looga hadlay iskaashiga labada Dowladood .

dowlada Itoobiya ayaa waxa dalka ka joogo Ciidamo badan kuwaasi oo ku holwgalo Magaca AMISOM