Wasiirka Waxbarasha KGS oo Daahfuray Kulan Muhiim ah +Sawirro.

18

Kulan Wadatashi ah oo ku saabsanaa Dajinta Siyaasada qiimeynta Waxbarashadda Soomaaliya ayaa waxaa maanta Dah‐furey wasiirka wasaaradda waxbarashada hidaha iyo tacliinta sare ee Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Mohamed Yussuf Hassan Waliid,

Kulankan ayaa waxaa uu socon doonaa muddo Afar maalin ah ayaa waxaa ka qeybgalay wasiirka wasaaradda waxbarashada Agaasimaha Guud wasaaradda Mudane Fadal Abdullahi Mursal maamulada iskuulada iyo guud ahaan bahda waxbarashada Koonfur Galbeed,

Qabsoomida kulankan ayaa waxaa iska kaashaday wasaaradda Wasaarada Waxbarashada, Hiddaha Iyo Tacliinta Sare Ee KGS WWH&TS Kgs iyo Funded by the European union.