Wasiirka Waxbarashada KGS oo soo Xeray Kulan wadatashi ah.

19

Wasiirka Wasaarada Waxbarashada Koonfur Galbeed Mudane Mohamed Yuusuf Hassan ayaa maanta soo xiray Kulan Wadatashi ah oo ku saabsanaa Dajinta Siyaasada qiimeynta Waxbarashadda Soomaaliya oo muddo afar maalin ah (4) ka socday Baydhabo,

Kulankan ayaa waxaa ka qeybgalay wasiirka wasaaradda waxbarashada Agaasimaha Guud wasaaradda Mudane Fadal Abdullahi Mursal maamulada iskuulada iyo guud ahaan bahda waxbarashada Koonfur Galbeed,

Qabsoomida kulankan ayaa waxaa iska kaashaday wasaaradda Wasaarada Waxbarashada, iyo Funded by the European union,