Wasiirka Waxbarashada,KGS oo maanta Daahfurey Kulanka wadatashiga  Siyaasada waxbarashada.

33

Wasiirka Wasaarada Waxbarashada, Hiddaha Iyo Tacliinta Sare Ee Koonfur Galbeed Soomaaliya  WWH&TS Kgs   Mudane Mohamed Yuusuf Hassan Waliid Ayaa Maanta Daahfurey Kulanka wadatashiga  Siyaasada waxbarashada Dowlad Gobaleedka Koonfur Galbeed Waxaa Goob Joog Ka Ahaa Wasiir Ku Xigeenka Wasaarada Mudane Cabditaftaax Samaale Waxaa Ka soo Qaybgalay Hayadaha Deeqbixiyaasha Ka Shaqeeya Arimaha Waxbarashada .

Kulankan Watashiga Siyaasada Waxbarashada Ayaa Ahmiyad Gaar lagu Siinayay inta uu Socday Horumarinta iyo Dadargalinta Guud ahaan Dhinacyada Kala Duwan ee Heerarka Waxbarasha La Xariira Ee Degaanada Koonfur Galbeed Loona Dhamaystiro .

Wasiirka Wasaarada Waxbarashada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya  Mudane Mohamed Yuusuf Hassan Waliid Ayaa Ku Amray Ha’yadaha Inay Muujiyaan Kaalintooda Ku Aadan Horumarinta Waxbarashada Degmooyinka Koonfur Galbeed