Wasiiro katirsan Koofur Galbeed Oo Maanta Gaaray Xuddur

31

Magaalada Xuddur ee xarunta gobolka Bakool maanta waxaa gaaray wefdi uu hogaaminayo wasiirka maaliyadda Koofur Galbeed ayna kamid yihiin wasiirka gaadiidka iyo mas’uuliyiin kale oo ka tirsan maamulka.

Imaanshaha wefdigan ayaa ku soo aadaya xilli magaalada ay ka soo yeertay qaylo dhaan ku aadan dhibaatada ka dhalatay xayiraadka argagaxisada Alshabaab saareen shacabka gobolka Bakool gaar ahaan Xuddur.