Golaha ammaanka oo shir deg deg ah ka leh xaalada Soomaaliya

15

 

Ergayga gaarka ah ee jimciyada qurumaha ka dhaxaysa u qaabilsan soomaaliya ayaa lagu wadaa in warbixinadii ugu dambeeyay ee dadaalada qaramada Midoobay u gudbiyo shirkaasi loo dhan yahay waxaana la filayaa wada xaajoodka hoggaanka soomaalida dhawaan isugu imaan doonaan ee garwadeenka uu ka yahay iswaan in uu xog gaar ah ka siiyo halka diyaar garoowga uu marayo.

Doorashada waqtigeeda dhaaftay ee soomaaliya ayaa abuurtay jawi cabsi leh oo xasiloonida soomaaliya laga wada muujinayo