Weerar lagu Jebiyay Al-Shabaab oo ka Dhacay Marko.

267

Dagaalamayaal ka tirsan ururka nabadiidka Al-Shabaab ayaa xalay waxaa ay weerar ku qaadeen Saldhig ay ciidamada AMISOM ku leeyihiin magaalada Marka ee gobolka Shabeellada Hoose.

Weerarkaasi ayaa waxaa khasaaro uu ka soo gaaray Alshabaab.kadibmarkii ciidamada dowlada ay iska Caabiyeen dagaalka.

Marka hore Al-Shabaab ay madaafiic ku garaaceen saldhig ay ciidamada AMISOM ku leeyihiin Magaalada Marka ee gobolka Shabeellada Hoose.

Ma jiraan weli wax war ah oo ka soo baxay Maamulka magaalada Marka iyo kan gobolka shabeellada Hoose.

Wararkii ugu dambeeyey ee saaka naga soo gaaraya Magaalada Marka ayaa waxaa ay sheegayaan in Ciidamada Dowladda ay duleedka degmadaasi ka wadaan howlgallo iyo dhaq dhaqaaqyo Ciidan,hayeeshee xaalada ay tahay mid degan.

Intabadan weerarada ay nabaddiidka soo qadaan ayaa waxaa ay kala kulmaan Jan ka soo gaari.