Xaalada Taalada Daljirka oo maanta lagu balansnaaa

28

Ciidanka Ammaanka dowladda Soomaaliya ayaa guud ahaan xiray wadooyinka ugu muhiimsan ee Muqdisho, waxaana sidoo kale ay joojiyeen dhammaan isku socodka dadweynaha ee Wadooyinka.

Shacab aan tiro yareyn ayaa taagan hareeraha Wadooyinka, waxaana ay sheegeen in laga hortaagan yahay in ay u soo gudbaan dalka jirka Dahsoon oo maanta uu ka jiro banaanbax weyn.