Xafladaha lagu soo dhaweynaayo Musharax Madaxweyne Xasan Cali Kheyre oo Ku soo Badanay dalka & dibadda +Sawiiro

33

Kulan lagu Taageerayo Musharax Madaxwayne Xassan Cali khayre oo ay soo Abaabuleen  Aqoonyahano,  Dhalinyaro & Ururada Haweenka iyo waxgaradka iyo Qeybaha Bulshada Soomaaliyed , ayaa lagu Qabtay Magaalada Muqdisho.

Xafladaha, Shirarka, isu soo baxyada iyo Munaasabadaha  lagu Taageerayo Musharax Madaxweyne Xasan Cali Kheyre ayaa si xawli ah isu soo taraya.

Munaasabdaan ayaa waxaa ay  ka Dhacayan  Caasimada Dalkena ee Muqdisho. Gobolada Dalka iyo Dalka Dibadiisa, Xafladahan ayaa laga dheehan karaa Sida ay Bulshada Soomaaliyeed ugu qanacsan yihiin waxqabadkiisa. Ayna aaminsan yihiin in uu dalka horumar gaarsiin karo.

Xasan Cali khyere ayaa waxa uu ku dhawaaqay in uu yahay Musharax u taagan xilka dalka soomalaiya ugu sareeyo oo ah madaxweynaha Soomaaliya .

HALKAAN KA DAAWO SAWIRRADDA