guddoomiyaha guddiga madaxa Banaan ee doorashooyinka qaranka Xaliimo Ismaaciil Ibraahim Xaliimo Yareey ayaa barqanimadii saka gaartay Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimada Galmudug
xaliimo yareey ayaa la sheegayaa in ay halkaasi kulamo kula qaadan doonto madaxweynayaasha dowlad gobaleedyada oo saluug badan ka qaba arrimaha doorashooyinka,halka warar kalana ay sheegayaan in ay ka qeyb gelayso shirka ay ku madal sanyihiin madaxda dowladda iyo dowlad goboleedyada
Gudoomiyaha ayaa lafilayaa in madaxda dowlada gobaleedyada ay kala hadli doonto hanaanka doorashooyinka dalka iyo sida ay u arkaan