Xamda Yar oo fanka isaga baxday iyo ujeedkeeda oo la shaaciyay .

68

Fanaanada Soomaaliyeed ee Xamda yar ayaa caawa si rasmiya u shaacisay in ay gabi ahaanba isaga baxday fanka, joojisayna inay sii wado heesaha.

Fanaanadan ayaa barteeda instagramka ku tidhi ” Waxaan bulshada u cadeynayaa in Alle iga madoobeeyay isagana baxay fankii.

Xamda yar ma aysan cadeeyn sababta keentay in ay isaga baxdo fanka iyo waxa xiligaan ku soo beegay in ay joojiso fanka.

In dhawaalaba waxaa soo badanayay Fanaaniinta isaga baxaya fanka