Xasan Cali Kheyre & Cabdiraxman Cabdi Shakuur oo Caawa kulan uga Socda Muqdisho

22

Musharax Madaxweyne Xasan Cali Kheyre ayaa hoyasho ama raali gelin ugu tagay hoyga uu ka degan yahay Muqdisho Hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir ahna Musharax Madaxweyne C/raxmaan C/shakuur Warsame,

Xasan Cali Kheyre ayaa waxaa wehliyay Shariif Xasan iyo Senator Dhagdheer, iyadoo hadda uu shir u socdo

Shirarkaan ayaa waxa ay horu dhac u yihiin kulan weyn oo Beri la filaayo in Muqdisho ka furmo kaasi oo la filaayo in ay ka soo baxaan bayaan ku saabsan arrimaha doorashada dalka.