Xeer ilaaliye gaar ah oo loo magacaabay wariyeyaasha Soomaaliyeed

17

Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka Sulaymaan Maxamed Maxamuud ayaa xeer ilaaliye gaar ah u magacaabay baarista dilalka wariyeyaasha Soomaaliya loogu gaystay, taas oo fududayn doonta in cadaaladda la hor keeno dadkii ku lug-lahaa dambiyada ka dhanka ah wariyeyaasha Soomaaliyeed.