Friday, April 23, 2021
Bogga Hore Wararka Manta XF Soomaaliya Oo Ugu Baaqday Shacabka Inay Iska Tallaalaan Covid-19

XF Soomaaliya Oo Ugu Baaqday Shacabka Inay Iska Tallaalaan Covid-19

9
War-saxaafadeed ay soo saartay wasaaradda caafimaadka Soomaaliya ayaaa waxa ay ku dalbatay in loo midoobo ka hortagga cudurka Coronavirus oo dhawaan dalka ku soo laba kacleeyey, sidoo kalena la qaato tallaalka cusub ee cudurkaan.

 

Qoraalka wasaaradda ayaa waxaa Wariyeyaasha iyo Culumada Soomaaliyeed uga codsatay inay bulshada u soo bandhigaan xaqiiqada dhabta ah ee tallaalka COVID-19.