Xildhibaan Cali Ganeey” Waa Nasiib darro in Dadka Afgooye loo gurman waayo

34

Xildhibaan Cali Ganeey oo ka tirsan Xildhibaannada Golaha Shacabka ee kasoo jeeda deegaannada Koonfur Galbeed ayaa si kulul uga hadlay fatahaada ka dhacday degmada Afgooye oo dadka ku nool aysan weli gurmad helin.

Xildhibaanka oo hadal ka jeediyay Kulankii Maanta ee Golaha Shacabka ayaa sheegay inay nasiib darro tahay in Dadka Afgooye 10 Maalin uu Yaxaas Guryahooda ku cunayo.

Xildhibaanka ayaa sheegay in haatan dadka ree afgooye ay u baahanyihiin caawinaada umada Soomaliyees