Xildhibaan Idiris Cabdi Dhaqtar oo ka hadlay Wadada isku xerta Walanweyn iyo Afgooye .

47

Fatahaadda wabiga shabelle  iyo roobabkii deyrta ayaa waxa  gebi ahaan ku fataheyn dhul beyerdka ku yaal labadda shabelle .

Sidoo kale waxa ay dadka biyaha ay gebi ahan jarayen wadada isku xerta walan weyn iyo Afgooye gaar ahaan buundadii isku xerta beeradleydii  deeganadaasi ayaa noqtay mid sameyn balaran ku yeelatay dhinaca ganacsiga waxsoosaarka beeraha iyo isku socoodka bulshada

Xildhibaan Idiris Cabdi Dhaqtar waxa uu ka mid yahay xildhibanada golaha shacabka barlamanka federalka soomaaliya  waxa uu baaq u diray mas’uuliyiinta dowlada oo ugu horeeyso wasaradda beerha xukumada  federalka Soomaliya waxana uu sheegay in ganacsiga wadadaasi muhiim ah ee hadda ay gooyeen biyaha in uu sara u kacday macishadadooda

Hadalka Xildhibaan Idiris Cabdi Dhaqtar ayaaa waxa uu ku soo adayaa xili ay gebi ahana ay go’dayw adaaasi taaso sameyn ku yeelatay noloshad dadka halkaasi ku nool oo noqotay mid soo laalabatay.