Xildhibaan lala eegtay Qarax ka dhacay caawa Muqdisho.

51

Faahfaahinta qaraxa ka dhacay meel ku dhow isgooska  Sayidka ee Muqdisho ,gaar ahaan goob gaadiid Lagu sameeyo  oo Loo yaqaano Daacad Car Care.

Wararka aan ka heleyno Goobta ayaa waxa ay sheegayaan in  Xildhibaan Dr Dufle oo kamid ah Baarlamaanka Soomaaliya gaar ahaan Aqalka sare  lala eegtay Qaraxa caawa ka dhacay Muqdisho aagga Madaxtooyadda Soomaaliya.

Ciidamadaamanaka ayaa goobta xeray gebi ahaan wixi ku soo kordha waxa kala socon doontaan shabaladda warbaahinta Najahonline.net