Xildhibaanada Baarlamaanka Maamulka Hirshabeelle ayaa kulanka 17-aad kal-fadhiga 1-aad ku yeeshay Magaalada Jowhar, waxaana shir guddoomiyey Guddoomiye Cabdixakiin Luqmaan Maxamed oo ay wehlinayeen labadiisa ku-xigeen.
Ajendaha Kulankaan ayaa ahaa ansixinta Guddiyada dastuurka iyo xeer hoosadka Baarlamaanka Hirshabeelle, kuwaasi Maanta uu Magacaabay Guddoomiyaha Baarlamaanka, iyagoona iska dhex doortay Guddoonka Guddiga