Xildhibaanada Golaha Shacabka Oo Berri Kulan Yeelan Doona

21

Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa maalinimada berri ah oo kuu beegan 8-2-2021 waxaa ay yeelan doonaan kulan xaasaasi ah

Kulanka ayaa waxaana looga hadli doonaa  Ajandayaal dhowr ah kuwaasi oo buslahada soomaliyeed ay sugayaan waxa kasoo baxa