Xisbiga Wadajir oo kasoo horjeestay Magacaabidda Xubnaha Golaha adeegga garsoorka dalka

36

War-Saxaafadeed ka soo baxay xisbiga siyaasadeed ee Wadajir oo uu hoggaamiyo C/raxmaan C/shakuur, ayaa looga soo horjeestay Magacaabidda Xubnaha Golaha adeegga garsoorka dalka.

Hoos ka Akhriso warsaxafadeedka xisbiga Wadajir