Xisbiga Wadajir oo caddeeyey mowqifkiisa shirkii Muqdisho

64

Xisbiga Wadajir ee uu hoggaamiyo, Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa ka hadlay qodobadii ka soo baxay shirkii wada-tashiga ee lagu soo gabagabeeyey magaalada Muqdisho.

Qoraallka xisbiga ayaa waxaa lagu yiri “Mowqifka Xisbiga Wadajir ee ku aadan heshiiska Doorashooyinka. Heshiiska kuma cayimna xilliga ay doorashadu billaabaneyso, sidaa darteed ayuu Xisbigu dalbanayaa in la caddeeyo taariikhda ay doorashadu billaabaneyso.”