Xoghayaha dowlada hoose ee baraawe oo xilka laga qaaday.

45


Wasiirka arrimaha gudaha iyo dowladaha hoose ee KGS Mudane maxamed abuukar ayaa Xil ka qaadis ku sameyey Xoghayaha dowlada hoose ee baraawe,

Xil kaqaadistaa ayaa timid kadib markii gudoomiyaha Gobolka Shabeelada Hoose uu soo jeediyey in xilka laga qaado xoghayaha oo sida la shegay aan si wanaagsan u gudan waajibaadka xileed uu haayey

gudoomiyaha ayaa si doo kale sheegay in muhiim ay tahay isbadal si looga gudbo isqabqabsiga looguna adeego si daacad ah shacabka ku nool caasimada KGS

HALKAAN KA AKHRISO