Xoghayaha gobolka Shabeelaha hoose oo shaqada laga joojiyey

32

Wasiirka wasaraadda arrimaha gudaha dowladaha hoose iyo dib u heshiisiinta dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Mohamed Abukar ayaa shaqo joojin ku sameeyey Xoghayaha gobolka Shabeelaha hoose Mudane Cabdirizak Xasan Gaabow

Xoghayaha ayaa lagu eedayey Amar diido,ku Takri fal awoodeed iyo isku horkeenid maamulka dhaxdiisa ah

HALKAAN KA AKHRSIO WAREEGTADA