Xoghayihii dowladda hoose ee degmada Marka oo xilkii laga qaaday

39

Wasiirka arrimaha gudaha, dowlada hoose iyo dib u heshiisiinta Konfurgalbeed Soomaaliya mudane Mohamed Abukar Cabdi xilka qaadis ku sameeyey Xoghayaha dowladda hoose ee degmada Marka

Masuula xilka laga qaaday ayaa waxaa lagu magacaabaa Maxamed Cusmaan Cali Yariisow, wuxuuna mudo ahaa xoghaya dowlada hoose Ee Degmada Marka

Mohamed Abukar Cabdi wasiirka arimaha Gudaha Koonfur galbeed ayaa isla markiiba Xoghayaha cusub u magacaabey Mudane Xuseen Maxamed,

Xilka ka qaadistaan ayaa waxaa soo jeediyey Maamulka Gobolka Shabeelada hoose

HLKAAN KA AKRSIO MAGACIIBSTA