Xoghayihii joogtada ahaa ee Xafiiska Reysul Wasaare kheyre oo xilkii laga qaaday

26

Ku simaha Reysul Wasaaraha Ahna Reysul Wasaare ku Xigeenk Dalka oo Xilkii ka qaaday Xoghayihii joogtada ahaa ee Xafiiska Reysul Wasaaraha iyadoona Xoghaye cusub la magacaabay