Xogta:-Gabadhii la sheegay in la Afduubtay oo la ogaaday inay Baxsad aheyd.

208

Gabadhii la sheegay in la afduubtay shalay ayaa ciidaamada Booliska ku qabteyn magaalad Guriceel.

 warar kale oo dheeraad ah ayaa soo baxay kuwaasi oo tilmaamaya in  ay baxsad aheyd,

 Kadib markii  ciidamada amaanka Guriceel  ku qabteen gaariga ay la socotay  mid kamida baraha laga ilalaaliyo degmada guriceel

saraakiisha ciidamada ayaa dabiin weydiiyey gabadha kadibna ay ciidamada af dhaaftay sidaas oo kiiskeedu uu ku bilaawday dabagal kadibna  waxaa ugu danbeyn baaritaanka lagu ogaaday in ay tahay gabadhii baraha bulshada lagu faafiyey si afduubana qoyskeeda ay uga maqantahay

 ugu danbeyn waxaa la xaqiijiyey inay aheyd baxsad reerkeeda kasoo dhuumatay waa kanaa  sawirka idiin muuqanaya ,Gudaha oo lagu hayo saldhiga boliska degmada guriceel.