Xukumadda DFS oo War ka soo saartay Dagaalka Itoobiya.

19

Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa Warsaxaafadeed kasoo baxay ayaa waxaa ay kaga hadashay dagaalka ka socda Waqooyiga dalka Itoobiya ee u dhaxeeya Ciidamada Federaalka Itoobiya iyo xoogaga TPLF ,kaas oo sababay geerida Boqolaal qof iyo barakaca kumanaan kale.

Warsaxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya ayaa waxaa lagu sheegay inay aad uga walaacsan yihiin xaaladaha kasoo cusboonaaday dalka Itoobiya, waxaana lagu baaqay in wax walba wada-hadal lagu dhameeyo.

Halkaan Hoose ka Daawo.