Xukumadda Somalia oo ka Hadashay Sababta keentay Maqnashaha Internet-ka ee Koonfurta Somalia

7

Dowladda Soomaaliya  oo ka hadashay sababta keentay cilada ku timid Internet-ka ka maqan koonfurta Soomaaliya

Dowladda Soomaaliya ayaa marka kale  ka hadashay sababta keentay cilad dhanka farsamada ah oo maanta ku timid khadka Internetka Soomaaliya, taasoo sababtay in qaar ka mid ah Shirkaddihii bixin jiray Internetka maanta aysan shaqeyn iyagoo soo diray Fariimo raali gelin ah .

Siihaya Wasiirka Boostada iyo Isgarsiinta xukuumadda Soomaaliya ENG Cabdi Canshuur Xasan ayaa tilmaamay  in dowladda Soomaaliya ay ku howlantahay xalinta cilada.

Wasiirka ayaa sheegay in Iyada oo laga jawaabayo baaqii dowladda ee ahaa in dalku yeesho xargo badan oo Internetka soo geliya dalka, ayaa shaqo bilaabay Khadka Xarrigga Internetka ee DARE1 (Djibouti Africa Regional Express 1) oo noqonaya xarriggii labaad ee Internet ee magaaladda Muqdisho ka howlgala sida uu shaaciayay wasiirak waaradaaasi

Siihaya wasiirka Wasaaradda Boostada, Isgaarsiinta & Tiknolojiyadda ayaa uga mahadcelinayay  Shirkadda SOMTEL oo degdeg uga jawaabtey baaqii dowladda ee ahaa helitaanka xarrigga labbaad ee magaalada Muqdisho.

Hadalak wasiirka aya aiminay xili manata uu khadka internetka uu  kamaqna agebi ahaan magaalada muqdisho tasoo keentay in sahqooyin badna ay ku baaqdaan maqnaysah internetka