Xulka kubada cagta Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya (Libaaxyada) ayaa galabta Ciyaar Aad U Sareyso Ku Soo Bandhigay Garoonka Injeneer Yariiosw Ee Koonis
Ciyaartii Galabta Ayaa Waxa Ay Dhex Martay Xulka kubada cagta dowlad goboleedka Jubbaland (Maroodiyaasha) IYO Xulka kubada cagta Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya (Libaaxyada)
Ciyaartii Galabta Ayaa Waxa Ay Guusha Ku Raacday Xulka kubada cagta Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya (Libaaxyada) Kadib Markii Ay Kaga Guuleysteen 1-0 Ciyaartii Galabta
kulan ka tirsan tartanka dowlad goboleedyada iyo gobolka Banaadir oo ka socda caasimada dalka ee Muqdisho.