Xulka Kubada Cagta KGS oo lagu soo dhaweeyay Muqdisho

32

Xulka Kubada Cagta Koonfur Galbeed Soomaaliya Oo Maanta Magaalada Muqadishu Lagu Soo Dhoweeyey.
Ciyaartoyda Kooxda Kubada Cagta Dowlad koonfur Galbled Somalia ayaa maanta soo gaaray magaalada Muqdisho,si at uga qeyb qaatan Tartanka maamul goboleedyada dalka oo la filaayo in Caasimada Muqdidho dhawaan ka furmo.

Xulka Kubada Cagta Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa sanadkan waxaa ka muuqda diyaar garow aad u sameeyo oo dhanka ciyaaraha iyo Tababar ah oo ay in muddo ah ay qadanayeen .

Xulka Kubada Cagta Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa waxaa ay sanadkan ay kamid yihiin kooxaha loo saadaalinayo in ay ku guuleystaan oo ay qadaan Cup-ka.