Xulka kubada cagta Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya (Libaaxyada) ayaa galabta Ciyaar Aad U Sareyso Ku Soo Bandhigay Garoonka Injeneer Yariiosw Ee Koonis
Ciyaartii Galabta Ayaa Waxa Ay Dhex Martay Xulka kubada cagta dowlad goboleedka Puntland iyo Xulka kubada cagta Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya (Libaaxyada)
Ciyaartii Galabta Ayaa Waxa Ay Guusha Ku Raacday Xulka kubada cagta Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya (Libaaxyada) Kadib Markii Ay Kaga Guuleysteen 1-1 Ciyaartii Galabta
GOAL galabta ay kusoo baxeyn xulka kubadda Cagta KGS ayaa waxa u dhaliayya Ciyaaryahan Naaji Mohammed Salaad oo maanta xulkiisa u soo hooyay Guul la taban karo
Xulka kubada cagta Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya (Libaaxyada) ayaa waxa ay hadda leeyihiin 4 dhibcood waxana ay gaareen guul weyn
Kulankan ayaa ka tirsan tartanka dowlad goboleedyada iyo gobolka Banaadir oo ka socda caasimada dalka ee Muqdisho.
Tartanka Maamul Goboleedyada 2020